C/wali Gaas oo noqday madaxweynaha Puntland

1526927_3703474083456_335432680_nWaxaa soo idlaaday tirinta Codadka wareegii 3aad, waxaana guuleystay C/wali Maxamed Cali Gaas, oo noqday Madaxweynaha maamulka Puntland.

Gaas waxa uu helay 33 Cod, halka Faroole uu ka helay 32 cod.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, ayaa ku dhawaaqay in C/wali Gaas uu yahay Madaxweynaha maamulka Puntland

 

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here