Cod & Video: Ciidamo gadoodsan oo la wareegay magaalada Buuhoodle

Ciidamo gadoodsan ayaa lagu soo waramayaa ineey la wareegeen gacan ku haynta magaalada Buuhoodle, ciidamadan ayaa la sheegay ineey yihiin kuwo deegaanka kazoo jeeda oo aan cidna ka amar qaadan.

Saraakiil u hadashay ciidamadan ayaa sheegay ineey ka gadoodeen maamulka Khaatumo, oo ay ku eedeeyeen maamul xumo.

Halkan ka daawo:


Halkaan ka dhagayso codka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here