Ciyaaryahanada Real Madrid oo gaaray Barcelona kahor kulanka El Clasico

Ciyaaryahanada kooxda Real Madrid ayaa soo gaaray Magaalada Barcelona kahor kulankooda El Clasico.

Kulankan oo ah mid si aad ah looga daawado dunida, ayaa so gali doona marka saacada Geeska Afrika ay tahay 18:15.

Halkaan ka daawo Sawirada:

cysofugxaaeotw2cysocghw8ae8kq2 cysn58txeaarbjy

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here