Ciyaartoyda Gobolka Sh. Dhexe & Hiiraan oo u soo baxay Sema Finalka

Ciyaartoyda xulka Sh/Dhexe/Hiiraan ayaa u soo baxay Sema Finalka u soo baxay markii 1-0 uga badiyeen Galmudug. Goolkaas ayaa dhashay dhamaadkii ciyaarta Sh/Dhexe/Hiiraan ayaa sema Finalka ku dhici doona xulka Puntland

Waxaa kaloo Semi Finalka isku arki doona oo isku beegmay Jubbaland iyo Gobolka Banaadir.

13718659_1738770716361680_8648319882840501161_n 13726856_1148414491868383_6749795784557314787_n 13775771_1024803214302223_7082810672736716483_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here