Ciyaarro Hidaha Iyo Dhaqanka Ah Oo Lagu Soo Bandhigay Liido (Daawo Sawirada)

Halkaan waxaan Akhristayaasheena sharafta leh idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Ciyaarro Hidaha iyo Dhaqanka ah oo Jimcihii shalay lagu soo bandhigay Xeebta Liido ayadoo dadka usoo damaashaad tagey Xeebtana ay Todobaadkan ka mid ahaayeen dad u dhashay dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga.