Ciyaar hatan dhex mareyso Italy iyo Spain

Waxaa haatan socaneyso ciyaar dhex mareyso xulalka Spain iyo Talyaaniga, iyadoo ciyaartu ay mareyso 1-1.

Qeybti hore waxay ku dhamaatay 0-0, hase yeeshee marki la isu soo laabtay ayaa daqiiqadii 61-aad waxaa Talyaaniga gool u saxiixay Antonio De Natale, waxaase sadex daqiiqo kadib bareejeeyey Fabregas oo afka hore uga ciyaara Spain.

Haatan gaba gabo ayey mareysaa ciyaarta.

Wixi natiija ah dib ayaad u aqrisan doontaan.