Ciidanka Itoobiya oo lagu amaanay Howlgalka ay ka wadaan Somaliya

Itoo2

Afhayeenka Xoghayaha Guud ee QM Banki Moon,ayaa wakaaldadda wararka dalka Shiinaha ee Xinhua,usheegay galankii danbe ee shalay in xoghayaha uu umahad celiyay dowladda Ethopia sidii ay ay doorka muhiimsan ay ugu ciyaartay nabada Dalka somaliya iyo Koonfurta Sudan.

Hadalkaan ayaa afhayeenka waxa uu sheegay in xoghayaha uu ka jeediyay kulan ay iskugu yimaadeen madax sar sare oo ka tirsan Golaha Guud ee QM.

Bishii Agust dowladda koonfurta sudan iyo mucaaradka dalkaasi ayaa wada saxiixday heshiis loogu baxaayay cadowtooyo ka dhexeysay dowladda iyo mucaardka.

Sidoo kale ethopia,ayaa xoghayaha uu sheegay in ay door muhiim ah ay ka ciyaareyso nabada dalka Somliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here