Ciidanka DFS Oo Dagaal Kulawareegay Deegaano Hoos taga Degmada Beled-xaawo Ee G/Gedo.

weerarSaraakiisha Ciidanka Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa si kooban uga Hadlay Dagaal ka dhacay qeyba ka mid ah Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.

Saraakisha ayaa sheegay in ilaa 4 Afar Deegaan ay la wareegen Barqanimadii Maanta ka dib Dagaal ay la Galeen Ciidanka Xarakada Alshabaab oo hore Ugu sii sugnaa Deegaanada ay Ciidanka Dowlada Soomaaliya ay maanta la wareegen.

saraakiisha waxa ay sheegen in Dib ay ka soo saari doonan Qasaaraha Guud ahaan ee ka dhashay dagaalkii maanta iyo sidoo kale Deegaanada ay sida rasmiga ah ay la waregen.

shabakada wararka Midnimo.com waxay Idiin balan qaadeysaa in ay dib idiin kala soo socod sindoonto waxi war ah ee ka soo baxa dagaalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here