Ciidamada Kenya oo lagu weerary Gedo

Sida ay xaqiijiyeen goob joogayaal qaar katirsan dagaalyahanada Al-shabaab ay kamiin wado ah ugalay kolonyo katirsan ciidamada Kenya oo marayay meel katirsan gobolka Gedo oo 620km dhanka koofureed kaga began caasimada Muqdisho.

Ilaa iyo hada si rasmi ah looma xaqiijin qasaaraha kadhashay weerarkaas.

Kenya ayaa ciidamo farabadan usoo dirtay gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobolada Jubooyinka iyo Gedo kuwaasoo dagaal kula jira Al-shabaab.

Bishoo May 31-keeda 2012 ayay ahayd markii ay ciidamada Huwanta ay dagaal aan dhiig ku daadan kulawareegeen magaaladii ugu weyneyd ay Al-shaab xukumi jireen oo ah Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here