Ciidamada Kenya oo isaga baxay deegaanka Ceel-cade

Ciidamada Kenya (KDF)
Ciidamada Kenya (KDF)

Ciidamo katirsan Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa ineey buux dhaafiyeen deegaanka Ceel-cade ee Gobolka Gedo, kadib markii ay halkaas isaga huleeleen ciidamadii Kenya ee horay ugu sugnaa.

Qaar kamid ah dadka deegaanka, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dagaalyahano Al-shabaab ka tirsan ay saakay dib ula wareegeen saldhigyadii ay ciidamada Kenya faarujiyeen.

Dhinaca kale Ciidamada Kenya ayaa lagu soo waramayaa ineey daad gureysteen meydadka Ciidamadii Isbuucii hore looga laayay deegaanka Ceel-cade.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here