Ciidamada dowlada oo la wareegay degmada Balcad

Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa goordhaw lawareegay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Sida ay sheegayaan wararka ma jirin wax dagaal ah ama iska caabin ah oo ay kala kulmeen xarakada Al Shabaab oo xalay saqdi dhexe isaga baxay magaalada.

Haatan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM waxay dageen Saldhiga, Warshadi Dharka ee Balcad, Buundada iyo koontaroolka ka yimaada dhinaca magaalada Jowhar.

Wixi kusoo kordha dib ayaan idinkaga soo sheedi doonaa.

1 COMMENT

  1. Maa sha alaah ciidaykaygo samra dadkana wax uqabta dhameeyana waa allee intaan dharag iyo qadarin dhulkaygoow kaa helaayo adaan kugu dharano dhaqankagana ku fanaya

Comments are closed.