Ciidamada DFS oo kala dhexgalay Beelihii ku dagaalamayay duleedka Jowhar+dhagayso

Ciidamada Soomaaliya oo ku nasanaya cagaarka iyo geedaha quruxda badan ee Jowhar.
Ciidamada Soomaaliya oo ku nasanaya cagaarka iyo geedaha quruxda badan ee Jowhar.

Ciidamada Milatariga DFS & kuwa maamulka Gobolka Shabeelada Dhexe, ayaa lagu soo waramayaa ineey kala dhex galeen maleeshiyo beeleedyo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku dagaalamayay duleedka magaalada Jowhar.

Gudoomiyaha Gobolka Shabelada Dhexe Cabdi Jiinoow Calasow, oo wareysi siinayay Warbaahinta ku hadasha afka doowlada, ayaa sheegay in Ciidamo ka socda Gobolka iyo kuwa Xooga dalka ay ku baxeen dagaaladaas.

 

 

 

Halkaan ka dhagayso Codka Gudoomiyaha Shabeelada Dhexe:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here