Ciidamada AMISOM oo tagay deegaanka Qalimow

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada KMG Soomaaliya ayaa saakay tagay deegaanka Qalimow oo qiyaasti 30-km dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.

Wararka ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen ilaa iyo 30 baabuur oo ah kuwa qafilan ee ciidamada AMISOM iyo gaadiidka dagaalka ee dowlada KMG Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ku dhaw dhaw maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe.

Ma jiro war sax ah oo xaqiijinaya arintaas oo ka soo baxay dowlada ama Al Shabaab, sidoo kale xiriir aan la sameynay dadka deegaanka ayeysan noogu suura galin in aan helno.

Warar kale oo soo baxaya waxay sheegayaan in ciidamadi halkaasi tagay ay dib ugu soo laabteen degmada Balcad oo ay ka baxeen saakay aroorti.

Kadib marki ay bishi hore qabsadeen magaalada Balcad ayuu maamulka gobolka Sh/dhexe ku adkeysanayaa in ay dhawaan wada qabsanayaan degmooyinka kale ee gobolka.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

1 COMMENT

  1. Habargidir waa Somalida kaliya wadaniga ah. oo aye ka dhasheen Cabdulahi Ciise iyo Caydiid.
    Abgaal waa dad in la gumeystu ku fiican oo dameer wadaan.
    Xawaadle waa wacal aanu ku daray hawiye.
    Ogaadeen waa qaxooti caan boor doon ah. oo si khalad ah loogu daray Somalinimada.
    Majeerteen waa ruufyaaanu. Gabdhahood u guuriya adoonta, sida tan ey guuriyeen Mahiga.
    Dirta koofureed waa saar aan dal iyo tayo midna laheyn oo anagu aan wad wadno.
    Raxanweyn waxey ku fiican yihiin in lugu celiyo tuugsigoodi
    Laylkase waxa weeye dad yar oo iswada qoray Alshabab.
    Mareexaan waa wadani u eg mararka qaarkood Habargidir.
    Murusade waa tuug lacag doon ah. oo xin badan.
    shikaas baryadoodii ha loo badiyo. saas ayey ku fiicnaayeen.

    Somali waxey sugi wiil Habargidir inuu xoreyo mar kale.
    sidii Caydiid ama Cabdulahi Ciise.

Comments are closed.