Chiellini oo ammaanay Balotelli

Chiellini oo ammaanay Balotelli
Chiellini oo ammaanay Balotelli

Giorgio Chiellini ayaa aaminsan Mario Balotelli in uu ka mid yahay cayaartoyda laf dhabarka ee kooxda Italy oo ka qaybgalaya koobka adduunka ee ka dhacay dalka Brazil.

Weerar yahanka kooxda AC Milan, oo dhaliyay labadii gool ee Germany looga adkaaday cayaartii semi-finals ee Euro 2012,taasoo keentay in xulka Italy ay qaadaan koobka.

Chiellini ayaa aamisan in cayaaryahanka uu muhiim u yahay xulka qaranka Azzurri.

“Mario Balotelli waa cayaaryahan muhiim ah kooxda kubadda cagta Italy, xirfadiisa waxa ay u muuqata mid diyaar u ah in uu ka qaybgalo koobka adduunka” ayuu u sheegay Goal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here