Chelsea oo mar kale Hogaanka la wareegtay (SAWIRO)

Labo gool ay kala dhaliyeen qeybtii hore iyo qeybtii dambe Oscar iyo Diego Costa ayey Chelsea ku suldaartay Naadiga Newcastle United kulan katirsan Horyaalka Ingiriiska oo ay caawa isku fara saareen.

Ciyaarta waxay kusoo dhamaatay 2-0 oo Chelsea guul ku gaartay waxaana ay ka aar gudatay Blues-ka Newcastle maadama ay aheyd kooxdii ka jebisay rikoorkii guulaha ay chelsea gaari jirtay labo isbuuc ka hor.

Chelsea ayaa hadda waxay labo dhibic ka saro martay Man City ay isku dhibco ku hogaaminayeen Horyaalka Dalka Ingiriiska waxaana City caawa maqribkii ay 1-1 la dhaafi waayeen Everton.

2490A5EA00000578-0-image-m-63_1420905755191 2490B44000000578-0-image-a-68_1420906327360 2490B82200000578-0-image-m-60_1420905650638 2490B95900000578-0-image-m-78_1420906863017 2490CD2600000578-0-image-m-71_1420906503182 2490DE5400000578-0-image-a-75_1420906688220 2490E04400000578-0-image-a-72_1420906628550 (1) 2490E04400000578-0-image-a-72_1420906628550 2490EDEF00000578-0-image-a-80_1420906871118 2490F09800000578-0-image-m-83_1420907123121 2490FAF300000578-0-image-m-87_1420907401005 24908E8100000578-0-image-a-42_1420904833417 24908ECD00000578-0-image-m-51_1420905187838 2490887E00000578-0-image-a-48_1420905112430 2490872000000578-0-image-m-57_1420905313824 2490905900000578-0-image-m-54_1420905242931 2490948300000578-0-image-a-45_1420905065935 2491171300000578-0-image-a-94_1420908298519

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here