Cassano oo maanta ciyaari doono kulanka Milan iyo Fiorentina

Tababaraha kooxda AC Milan Massimiliano Allegri ayaa shaaca ka qaaday inuu jiro fursad wanaagsan oo uu dib ugu soo laaban karo galabta garoomada weeraryahan Antonio CasCassano ayaa lagu daray liiska Milan ee kulanka ay galabta garoonka San Siro kula ciyaari doonto kooxda Fiorentina, kadib marki dhaqaatiirta caafimaadka kooxda Milan iyo xulka Talyaaniga ay ku wargeliyeen in uu ciyaari karo.

Todobaadki hore wuxuu Cassano sheegay inuu u maleyey inuu dhimanayo marki wadnaha laga qabtay bishi October ee sanadki tagay markaas oo wadnaha qaliin loogaga sameeyey.

Ciyaartooyda galabta u kala safan doonto Milan iyo Fiola:

Milan (probable): Abbiati; Abate, Bonera, Mexes, Antonini; Aquilani, Ambrosini, Nocerino; Emanuelson; Ibrahimovic, El Shaarawy.

Fiorentina (probable): Boruc; Cassani, Natali, Nastasic, Pasqual; Marchionni, Behrami, Olivera, Vargas; Lazzari; Jovetic.

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.