Gudomiye ku xigeenka ciidamada gobolka Bakool Cali Nuur Maxamed Xasan oo ka war bixiyay dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Xudur ee gobola Gedo.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in dagaalka uu ahaay mid culus eyna soo qaadeen kuwa xarakada Shabaab isnaka difaaceen xoogagkas gudoomiyaha ayaa intaas ku daray in ey qasaaro weyn soo gaarsiiyeen kuwii dagaalka ku soo qaaday.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ey ka sifeyn doonaan Al-SHabaab degaanada Gedo marka ey dhamaato bisha Ramadaan waa sida uu hadalka u dhigee.
“Al Shabaab waan ka xoreen doonaa insha allah Deganada Gobola Gedo oo dhan hoos yimaado”