Cali Dheere: Waxaan dilnay 100 katirsan ciidamada Kenya+Dhagayso

Afhayeenka guud ee Al-shabaab Cali Dheere, oo ka hadlay dagaalkii Cel-cade ee Gobolka Gedo, ayaa sheegay in dagaalyahanadoda ay dileen in ka badan 100 katirsan Ciidamada Kenya.

Halkan ka dhagayso codka Cali Dheere:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here