Cadaado: Guddoomiyaha Xisbiga Daljir oo kusoo baxay Kursiga Aqalka Hoose

daljirGuddoomiyaha Xisbiga Daljir Xasan Macalin Maxamuud, ayaa goordhow loo doortay inuu kamid noqdo xubnaha Galmudug u matali doona aqalka Hoose Baarlamaanka.

Xasan macalin Maxamuud, ayaa waxaa Kursiga aqalka Hoose kula tartamayay Cabdi Qaadir Xuseen maxamuud iyo
Cabdi Fitaax Cali Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here