Cadaado: Fiqi oo kusoo baxay Doorashada Aqalka Hoose

fiqiAgaasimihii hore Nabad Sugida Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa kusoo baxay doorashada aqalka Hoose, kadib markii uu ka adkaaday Ex-Xildhibaan Ducaale Geelle Xaaf.

 

Warar ay heshay Midnimo.com ayaa sheegaya in Fiqi uu taageero xoogan ka helay Madaxweynaha Galmudug Guuleed iyo Madaxweyne Xasan Shiikh, taasoo u sahashay inuu si sahlan kaga guuleeysto Xaaf.

Faah-Faahin iyo xogo dheeraad ah goordhow naga fisha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here