C.ronaldo oo waqti la qaadanaya gacalisadiisa+Sawir

Xidiga Real Madrid iyo xulka Portugal C.ronaldo ayaa waqti macaan la qaadanaya gacalisadiisa Georgina Rodriguez, kadib markii shalay wasaarada maaliyada Spain kusoo eedeeysay inuu lunsaday Canshuur ay ahayd inuu bixiyo.

C.ronaldo ayaa barihiisa bulshada soo dhigay sawirka isagoo waqti la qaadanaya gacalisadiisa Georgina Rodriguez.

C.ronaldo ayaa isbuucii hore kooxdiisa Real Madrid u gacan geliyay Horyaalkeedi 33-aad isagoo shabaqa soo taabtay kulankii ay kooxdiisa 2-0 uga adkaatay Malaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here