C.ronaldo oo helay Gacaliso Cusub

Xidiga kooxda Real Madrid ee 3 d-da Mar ku guuleeystay laacibka ugu wanaagsan dunida markiisi 4-aad Indhaha ku haaya (C.ronaldo), ayaa helay gacaliso cusub kadib mooraal dilaacii uu ka qaaday Irina Shayk.

CR7 ayaa soo xirtay dhar u ekeysiiyay inuu yahay Actor weyn markii uu soo xirtay Jaakad hagoogan iyo Ookiyaalo isku midab ah waxaana lagu soo sawiray bogga h–e ee wargeyska HOLA.

Sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa in labadaan lamaane ay sawiro ku galeen taaladda Paris iyadoo ay wehliyaan Ronaldo saaxiibkiisa Miguel Paixao iyo gabadha uu xiriirka la leeyahay ee Nana Amado taaso ka dhigtay Jaceyl laba dhinacle ah.

Halkaan ka daawo Sawirada Ronaldo iyo Gacalisadiisa cusub:

cr-1 cr1-1 cr2 cr3

By Rashka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here