C.ronaldo oo €3million ugu deeqay kooxdii ay ciyaartoydeeda ku dhamaadeen shilka…

Cristiano RonaldoHabeenimadii Talaadada, qaar ka mid ah saxaafadda ayaa baahisay in Cristiano Ronaldo ugu deeqay €3million dadkii ku waxyeeloobay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay Colombia.

Shilkaan ayaa waxaa ku geeriyooday dhamaan ciyartooydii kooxda heerka koowaad ee dalka Brazil Chapecoense.

76 kamid ah 81 rakaab ah oo saarnaa ayaa geeriyooday kadib markii ay cilad ku timid diyaarada.

Ronaldo ayaa la sheegay in aysan run aheyn wararka laga baahiyay ee sheegayay inuu lacag ugu deeqay dadkaasi ku waxyeeloobay diyaarada, laakiin ogow waa mid kamid ah dadka samafalka ugu badan bixiya isboortiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here