C.ronaldo oo ballan ku qaaday in Dortmund uu lugtiisa ku reebi doono

C.ronaldo, oo saxaafada wareysi kooban siiyay ayaa ballan ku qaaday in habeenka Talaadada soo aadan uu lugtiisa ku reebi doono naadiga reer Jarmal ee Dortmund.

C.ronaldo, ayaa habeen hore waxay u ahayd habeen aad uxun inta uu soo waday xirfada kubada cagta, waxaana ciyaaryahankaan uu ku samoobay natiijada ciyaarta, taasoo ku dhamaatay 4/1.

Ronaldo, ayaa hadlay markii ay ciyaarta dhamaatay, waxaana uu yiri sidan “waxaan hadli doonaan Talaadada”, taasoo micnahedu yahay in CR7 uu kalsooni ku qabo in talaadada ay samayn doonan wax mucjiso ah, islamarkaasna ay garaaci doonaan Drtmund.

C.ronaldo, ayaa gooldhalinta tartanka horyaalada Yurub ku hogaaminaya 12 gool, waxaana ciyaaryahankaan uu kulan walbo oo tartankaan ah dhalinayay ugu yaraan gool, halka 11 ciyaarood uu soo ciyaaray

 

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here