Buulo-mareer: Al-shabaab oo dishay 9 kamid ah ciidamada Uganda

Al-Shabab sent out more than 100 photos it says were taken in the aftermath of the attack
Al-Shabab sent out more than 100 photos it says were taken in the aftermath of the attack

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Buulo-mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan Al-shabaab ay dagaal qorsheysan ku qaadeen saldhig ay ciidamada Uganda ee qeybta ka ah AMISOM halkaas ku lahaayeen.

Wararku waxay sheegayaan in Al-shabaab ay halkaas ku dishay 9 katirsan ciidamada Uganda.

Goobjoogayaal ayaa Midnimo.com u xaqiijiyay, in meydadka ciidamadaas ay halkaas ka qaaday Diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada Uganda.

Weerarka ayaa ahaa mid gaadmo ah oo jidgal ah.

Wixii warar ah ee kusoo kordha waan idiin soo gudbin doonaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here