Britain oo dhaqan galisay Mamnuucidda Qaadka

Xalay 12 kii habeenimo wakhtiga magaaladda London waxa ku ekayd xiligii loo qabtay in wixii ka dambeya uu qaadku mamnuuc ka yahay guud ahaan dalkaasi Britain, oo ay ku nool yihiin Soomaali tiro badan oo ay qaarkood qaadka cunaan kuwana ay ka ganacsadaan,

Halkan ka dhagayso wareysi ku saabsan arintaas:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here