Boliska Somaliland oo xiray 2 fanaan oo Muqdisho tagtay

730x390xIkraan-Jaamac-iyo-Xasan-Dhuxul.jpg.pagespeed.ic.DmpgPrdwjbBooliska maamulka Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabay 2 kamid ah Fanaaniinta ugu caansan Hargaysa, kuwaasoo kasoo laabtay magaalada Muqdisho.

Fanaaniinta la xiray oo kala Nimo Jama iyo Abwaan Xasan Dhuxul Laab-saalax, ayaa 2 isbuu ku sugnaa Caasimada Muqdisho, waxaana la sheegay ineey soo jaranayeen Kaarka aqoonsiga iyo E-Basabort.

Labadan Fanaan ayay Boolisku ka qabteen Garoonka Cigaal Air Port, waxaana hada lagu hayaa Saldhiga Booliska Hargeysa.

Maamulka Somaliland, ayaa siyaasiyiinta iyo kuwa Bulshada ka dhex muuqda sida Fanaaniinta ka mamnuucay ineey u safraan Xamar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here