Beertii Sheekh Sayid iyo Afgooye Daawo

Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose halkaasi oo dhowaan ay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika wadajir uga xoreeyeen Maleeshiyada Al-Qaeda.

Muuqalada ayaa waxaa ka mid ah beertii Sheekh Sayid oo ay Shabaabka xafladaha iyo kulanada ku qabsan jiree iyo Buundadii webiga shabeele  ee Afgooye .