Beelaha ku dagaalsan Marka oo Muqdisho heshiis ku gaaray

Magaalada Marka -098Magaalada Muqdisho waxaa shalay lagu soo gaba gabeeyey shir muddo afar maalmood ah uga socday odayaasha dhaqanka beelo muddooyinkan danbe ku dagaalamayey magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Odayaasha laba dhinac ayaa gaba gabadii kulanka waxay isla gaareen heshiis lagu joojinayo colaada labada dhinac. Sidoo kale waxaa lagu baaqay in gargaar dag dag ah lala gaaro dadka ay colaadaha saameeyeen ee magaalada Marka.

Halkan ka dhagayso warbixin arintaas ku saabsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here