Beckenbauer: Messi waa cayaaryahanka ugu wanaagsan adduunka

MISSIFranz Beckenbauerayaa sheegay in xidigga reer Argentina Lionel Messi uu yahay cayaaryahanka ugu wanaagsan aduunka.

Macalinkii hore ee ku guuleestay koobka Adduunka ayaaa sheegay in uu shaki ugu jirin Messi oo ah 26-jir in uu yahay cayaaryahanka ugu fiican adduunka maanta.

Messi, ayaa noqday in uu hoggaamiyo cayaaryahanka ugu gooldhalinta badan Yurub ee ee horiyaalka Champions leagues xagaaggii la soo dhaafay.

Wareysi gaar ah oo uu bixiyay, Beckenbauer ayuu ku yiri: “Anniga fikir ahaanteeda, Messi waa cayaaryahanka ugu wanaagsan adduunka, waa xidig muhiim ah xirfad aan caadi ahayn ayuu wataa wuxuu awood u lee yahay in uu dhaliyo goolal.

“Dhab ahaan waa hoggaamiye marka lagu jiro cayaarta waa qof wanaagsan oo soo bandhigga cayaar aad loo jecelyahay.”ayuu yiri Beckenbauer

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here