Bayern Munich oo rikoor cusub ka dhigtay Bundesliga

Bayern Munich oo rikoor cusub ka dhigtay Bundesliga
Bayern Munich oo rikoor cusub ka dhigtay Bunde01

Goolal ay kala dhaliyeen Toni Kroos, Mario Gotze iyo Franck Ribery ayaa dhigaya in kooxda uu macalinka u yahay Pep Guardiola ay guuleesato horyaalka Jermalka ee Bundesliga.

Waa rikoor cusub oo ay sameesay Bavarian maadama ay ku guuleesatay horyaalka bishan March iyadoo uu ka harsan yahay 7-cayaarood.

Cayaartan waxa ay ka dhigeysaa tababbarraha ree Spain ee Pep Guardiola tan iyo markii uu yimid Munich in uu ku qaaday horyaalka isagoo ku horeeya 25-dhibcood, waxaana siddan oo kale sameeyay tababbarrihii horre Jupp Heynckes.

Horyaalka Jermalka ayaa hadda dhowr kulan ay ka harsan yihiin, siddaas oo ay tahay waxaa loo caleema saaray Bundesliga.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here