Bayern Munich oo raadineysa Kompany kaddib markii ay is-qabteen Mancini

Kooxda hoggaamineysa horiyaalka Bundesliga ee dalka Germalka, ayaa baadi goob ugu jira ciyaaryahanka ka ciyaara garoonka Etihad Stadium.

Vincent Kompany, iyo macalinkiisa Roberto Mancini ayaa isku dhacay, waxaana taas ay keentay in ay kabtanka kooxda ay u gacan haatiso kooxda Bafariyan.

26-jirkan wuxu sii joogi doonaa garoonka Etihad Stadium,balse tan iyo xilligaas waa ay la socon doontaa dhaqdhaqaaqa ciyaaryahankan.

Kompany horrey ayuu uga soo ciyaaray dalka Germany, waxaana labo xilli u soo ciyaaray Hamburg ka hor inta Man City , £6 million 2008.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here