Qarax xoogan oo Goordhaweyd ka Dhacay Dalka Kenya

Qarax xoogan ayaa goordhaweyd wuxuu ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya.

Qaraxaa ayaa wuxuu ak dehxdhacay gaari nooca loo yaqaan basaskakaasi oo ilaa iyo iminka aan la olgeyn nuca uu yahay qaraxaasi.

Gaariga Bi-elka ah ee uu qaraxa ka dhexdhacay ayaa waxaa lasoo sheegaya inuu maraye mel udhaw halka loo yaqaan nawaaxiga masaajidka oromada ee dalkasi Kenya gaar ahaan xaafada sectin three.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in gaariga xilliga uu qaraxa ka dhexdhacaye uu maraye xaafada Islii ee dalkaasi Kenya gaar ahaan halka loo yaqaan Section three oo kamid ah xaafadaha Dalkaasi kenya.

Qaraxa ayaa waxaa lasoo warinayaa inuu ka dhashay khasaaro kala duwan inkastoo aan la ogeyn ilaa iyo iminka sababta ka dambeysay qaraxa.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa hada waxaa ku sugan ciidamada Booliiska ee dalkaasi Kenya kuwaasi oo wada baaritaano kala duwa.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here