Dhageyso: Barnaamijka Cayaaraha BBC-da toddobaadkan

sportAkhristayaasha sharrafta leh ee ku xirab boggan Midnim.com waxaan u soo gudbinayaa barnaamijka cayaaraha ee toddobaadkan ka baxay BBC Somali Serves waxaa soo jeedinaya Aadan Sabriye.

Waxaa barnaamijka toddobaadkan ku jirr qoddobo xiiso badan halkan hoos ka dhageyso.

 

2 COMMENTS

  1. Asc bahda midnimo mahadsanidin sidaad inoogu so gudbiseen barnaamijka ciyaaraha aad ayaana ugu faraxsanahay howshaad ino heysan hore u socdo mida kale waxa idinka codsanaya inaad no soo saarta warka talefeshinka qaranka aad ino soo saari jirteen wana iidnka sugeyna mahadsanidin

    • WCS Walaal Cabdikarin Geedi, waan dedaalo doonaa in shaa allah. wixii tallo iyo tusaale waad noo soo diri kartaa waxaad ka mid tahay asxaabta aan saaxibka ku nahay bogga, boggan waa boggaaga.Mahadsanid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here