Barnaamijka cayaaraha BBC & Aadan Sabriye

Cayaaraha xeegada ee barafka lagu cayaaro
Cayaaraha xeegada ee barafka lagu cayaaro

Akhristayaasha sharrafta leh ee ku xiran bogga Midinimo.com waxaan u soo gudbineynaa barnaamijka cayaaraha ee BBC-da.

Barnaamijka oo toddobaadkan xiiso wata ayaa waxaa lagu soo qaatay qoddobo muhiim ah oo ay ku jiraan horiyaalada qaarada Yurub.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Wariyaha caanka ah ee Aadan Sabriye.

Halkan hoose ka dhageyso.

mp3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here