Barnaamijka Caweyska VOA & fanaanka Baacalwaan

8C86014C-F4C1-4E24-A022-43DDAB2BA26C_w640_r1_s_cx0_cy9_cw0Barnaamijkeena Caweyska waxaa ku dhageysan doontaan todobaadkan qeybtii ugu dambeysay ee wareysigii Fanaanka Cabdi Cali Baacalwaan, sheekadii adeegto iyo qodobo kale oo xiisa leh, oo uu ka mid yahay daanyeer la doonayay in bani aadam loo aqoonsado oo maxkamadi ay go’aan ka gaartay, iyo qodobo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here