Qoysas Soomaaliyeed oo caruurtoodii laga qaatay (Dawo muuqaal)

Yasmin Alas oo ah Gabar Soomaaliyeed oo mudo ku nool dalka Holland ayaa barnaamij ay ka diyaarisay nolosha Qosyaska Soomaaliyeed ee dalka Holland ayey waxay ku soo bandhigtay dhibaatooyin ka heysta xagga nolosha gaar ahaan isfaham la’aanta u dhaxeysa Caruurta iyo waalidiinta.

Barnaamijkan oo laga sii daayay Sabtidii {07-10-2012} TV-ga Nos2 ayaa wuxuu soo qaatay Hooyooyin Soomaaliyeed oo la ilmeynaya caruurtoodii oo laga kaxeystay, waxayna ka cabanayeen in caruurtooda dhaqamo xun lagula dhaqmo oo loo geeyay dad aysan isku diin aheyn. (Guji Halkan si aad u daawato)

Qeybta Labaad ee barnaamijkan ayaa Todobaadka danbe laga soo deyn doonaa, kaasoo looga hadli doono dhaqamada Soomaalida iyo dhibaatooyinka nololeed ee ay la kulmaan.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA FILIMKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here