Barlamka oo ansaxiyay misaaniyadii seddexda bilood ee sannadka Dhageyso

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ugu dambeysay sanadkii hore. Kulanki maanta ee baarlamaanka oo ay soo xaadireen 155 mudane ayaa waxaa shir gudoon ka ahaa gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka mudane Jeylaani Nuur Iikar, ajandahana waxa uu ahaa ansaxinta miisaaniyada Sadaxdi bilood Oct, Nov, iyo Dec ee sanadkii hore iyo soo gudbinta qoraalka talooyinki gudiga maaliyada iyo miisaaniyada ee baarlamaanka oo shalay la sharciyeeyay. Talooyinka gudiga miisaaniyada, Maaliyada iyo la xisaabtanka hay’adaha dowlada ee uu shalay baarlamaanka ansaxiyay ayey maanta soo saaree

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ugu dambeysay sanadkii hore.

Kulanki maanta ee baarlamaanka oo ay soo xaadireen 155 mudane ayaa waxaa shir gudoon ka ahaa gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka mudane Jeylaani Nuur Iikar, ajandahana waxa uu ahaa ansaxinta miisaaniyada Sadaxdi bilood Oct, Nov, iyo Dec ee sanadkii hore iyo soo gudbinta qoraalka talooyinki gudiga maaliyada iyo miisaaniyada ee baarlamaanka oo shalay la sharciyeeyay.

 

Talooyinka gudiga miisaaniyada, Maaliyada iyo la xisaabtanka hay’adaha dowlada ee uu shalay baarlamaanka ansaxiyay ayey maanta soo saareen gudiga iyadoo qoraal ah oo sharciyeeysan waxa ayna ka koobanyihiin qodobada sharcigaas 15 qodob. xildhibaan Jamaal oo ah xubin ka mid ah gudiga miisaaniyada iyo la xisaabtanka hay’adaha dowlada ayaa baarlamaanka u aqriyay qodobadaasi,

Mudanyaasha goob joogka ka ahaa kulanki maanta waxa ay si isku mid ah ugu qanceen 15 qodob ee sharciga baarlamaan oo ay ku dhaqmeyso wasaarada Maaliyada laga dhigay waxa ayna tilmaameen inay wax badan ka badali doonto sida loo maareeyo dakhliga dowlada soo galo oo ay iminka dhaliilsanyihiin,

Sidoo kale shirka maanta ay mudanyaasha baarlamaanka yeesheen ayaa waxaa ajandihiisu ahaa ansaxinta miisaaniyada sedaxdi bilood ee sanadkii 2012 iyadoo halkaasi lagu ansaxiyay miisaaniyada Sedexdi bilood ee ugu dambeysay sanadkii tegay waxaana kulankaasi soo xiray mudane Jeylaani Nuur Iikar gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka.

n gudiga iyadoo qoraal ah oo sharciyeeysan waxa ayna ka koobanyihiin qodobada sharcigaas 15 qodob. xildhibaan Jamaal oo ah xubin ka mid ah gudiga miisaaniyada iyo la xisaabtanka hay’adaha dowlada ayaa baarlamaanka u aqriyay qodobadaasi, Mudanyaasha goob joogka ka ahaa kulanki maanta waxa ay si isku mid ah ugu qanceen 15 qodob ee sharciga baarlamaan oo ay ku dhaqmeyso wasaarada Maaliyada laga dhigay waxa ayna tilmaameen inay wax badan ka badali doonto sida loo maareeyo dakhliga dowlada soo galo oo ay iminka dhaliilsanyihiin, Sidoo kale shirka maanta ay mudanyaasha baarlamaanka yeesheen ayaa waxaa ajandihiisu ahaa ansaxinta miisaaniyada sedaxdi bilood ee sanadkii 2012 iyadoo halkaasi lagu ansaxiyay miisaaniyada Sedexdi bilood ee ugu dambeysay sanadkii tegay waxaana kulankaasi soo xiray mudane Jeylaani Nuur Iikar gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka.

Wareysi BBCda Sheekh Aden Mad-Deer oo sidatan u jawaabay Dhageyso

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/05/misaniyada.mp3″]

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here