Barcelona oo u soo baxday wareega 8-da+Sawirro

 

Barcelona oo u soo baxday wareega 8-da
Barcelona oo u soo baxday wareega 8-da

Waxaa goordhow soo dhammaatay cayaar dhex martay kooxaha Barcelona iyo Manchester City FC, taasoo ku soo afjarantay 1 iyo 1.

Labada koox ayaa ku cayaarayay Camp Nou ee ku yaalla Magaalada Barcelona, waxaana qaybtii horre ay ku dhammaatay 0 iyo 0.

Markii dib la isugu soo laabtay cayaarta, ayaa cayaaryahanka reer Argentina Lionel Messi uu dhaliyay goolkii koowaad balse Vincent Kompany 89 ayaa u dhaliyay goolka barbardhacay Manchester City.

Markale ayaa Barca ay dhaliyay gool kale waxaana u dhaliyay Daniel Alves, cayaarta ayaa siddaas ku dhammatay.

Barca ayaa isku celcelin labada lug waxa ay ku adkaatay 4 iyo 1, kooxda waxaana siddaas ku haray cayaartoyda tababbarre Manuel Pellegrini.

378023_heroa

378032_heroa

378029_heroa

378033_heroa

378037_heroa

378010_heroa

378039_heroa

378041_heroa

378045_heroa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here