Barcelona oo u hambalyeeysay Real Madrid

Hambalyadaan waxeey ka timid kooxda ay xifaaltamaan misna cadaw wadaaga yihiin ee Barcelona.

Xafiiltanka ka dhaxeeya Real Madrid iyo Barcelona waa mid taariikhi ka ah kubada cagta caalamka, waxaana hambalyeeyntaas ay keentay inay ka caroodaan jamaahiirta Barcelona ee isticmaala Twitter kuwaasoo hal fariin oo isku mid ah u qorayay kooxdooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here