Madaxweyne ku xigeenka kooxda Barcelona, Josep Maria Bartomeu sayaa sheegay in qorshaha uusan ugu jirin in ay iibiyaan xaggaagan Victor Valdes .
Goolhayahan ayaa ku gacan seeray in uu heshiis cusub la gaaro kooxda, iyadoo halka sanno uu u dhiman uu hadda socdo.
Bartomeu oo la hadlaayay Idaacadda Catalunya ayaa yiri : “Waxaa xiriirla sameenay Valdes si uu sameeyo inuu cadeeyo hesiish in uu la galo kooxda iyo in kale”.
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com