Barcelona oo la hakiyay

Nymar oo goolka u dhaliyay Barca
Nymar oo goolka u dhaliyay Barca

Kooxaha Spain ee Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa barbardhac ku kala tagay lugta horre ee cayaarta horyaalka Champions League.

Labada koox ayaa iska dhaliyay min hal hal gool cayaarta ka dhacday garoonka Camp Nou.

Goolka Barca waxaa u dhaliyay Nymer balse Atletico waxaa goolka barbardha u dhaliyay Diego Ribas .

Si kastaba labada koox ayaa markale cayaari doona lugta labaad bishan April dabayaaqadeeda.

Tababbarre Tata Martino ayaa sheegay in ay soo bandhigeen cayaar fiican kulanka ay la cayaareen kooxda Atletico Madrid.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here