Sawiro xiiso badan: Barcelona oo ka hartay Tartanka horyaalka Yurub

article-3538592-3327F9FB00000578-569_964x390Kooxda Barcelona ayaa guuldarro xanuun badan kala kulantay horyaalka Yurub, ka dib markii ay 2-0 ku reebtay kooxda ay Spain kawada dhisan yihiin ee Atletico Madrid.

Weeraryahanka kooxdaasi, Antoine Griezmann, ayaa labada goolba ka dhaliyay Bacelona.

Lugtii hore ee kulanka ayaa Barca waxa ay 2-1 kaga soo adkaatay Atletico, waxaana hadda sidaa ku haray Barcelona oo sanadkii hore qaaday koobka loo tartamayo.

Dhanka kale, kooxda Bayern Munich ayaa barbaro 2-2 ah la gashay Benfica, balse waxa ay haysatay guushii lugtii hore oo ay 1-0 kusoo badisay.

Tababaraha Bayern, Pep Guardiola, ayaa xilli ciyaareedka soo socda ku wareegaya kooxda Manchester City, waxaana suuragal ah in labada koox ay isaga hor yimaadaan nus dhammaadka ama finaalka horyaalka Yurub.

Arrinta la yaabka leh ayaa ah in afarta koox ee isu soo hartay ay dhammaantood kusoo baxeen celcelis goolal oo 3-2 ah.

3325D3DC00000578-0-image-a-18_1460574469793 3325D8C000000578-0-image-a-22_1460574676016 3325D25200000578-0-image-a-17_1460574398257 3325D83800000578-0-image-a-21_1460574543208 3325E4AA00000578-0-image-a-26_1460575017708 3325E9D500000578-0-image-a-31_1460575553674 3325EA4400000578-0-image-a-30_1460575237009 3325EA6800000578-0-image-a-28_1460575113119 3325F6F900000578-0-image-a-33_1460575897087 3325F23100000578-0-image-a-43_1460576341253 3325FB2B00000578-0-image-a-36_1460576001558 3325FB4C00000578-0-image-a-41_1460576168220 3325FB6C00000578-0-image-a-39_1460576165852 3327CA1B00000578-3538592-image-a-14_1460593388520 3327D8A700000578-3538592-image-a-15_1460593425928 33261D3100000578-0-image-a-63_1460577664588 33263B1500000578-0-image-a-68_1460579093317 33268A3E00000578-3538592-image-a-82_1460582939278 3326007A00000578-0-image-a-48_1460576748422 3326929D00000578-3538592-image-a-86_1460583012562 1460575980723_lc_galleryImage_Football_Soccer_Atletico_ 1460576793676_lc_galleryImage_MADRID_SPAIN_APRIL_13_Lui 1460578107066_lc_galleryImage_Football_Soccer_Atletico_ 3326274900000578-0-image-a-61_1460577447116 3326299900000578-0-image-a-64_1460577763782 3326571600000578-3538592-image-a-71_1460580281865 3326579500000578-3538592-image-a-70_1460579873642 kk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here