Barcelona oo baadigoobeysa Ramos

Kooxda Barcelona ayaa sheegtay in xidigga difaaca Real Madrid Sergio Ramos ay la soo wareegi doontoin.

Jariiradda El Mundo Deportivo ayaa soo warisay in Barca ay isku diyaarisay la soo wareegitaanka Ramos marka uu dhammaado xilli ciyaareedka uu hadda socdo.

Difaaca reer Spain ayaa la iibin doonaa haddii macalin Jose Mourinho uu go’aan ku gaaro in uu sii joogo kooxda Real.

Dhowr ciyaartoy oo ka tirsan Barca, ayaa durba markii ay maqleen warka ku saabsan Ramos in uu immaanaya Nou Camp toddobaadyada soo socda waxa ay sheegeen in ay soo dhaweynayaan.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here