Barca oo iibineysa Messi

Barca oo iibineysa Messi
Barca oo iibineysa Messi

Waxaa soo baxay warar sheegaya in Barca ay iska iibin doonto  Lionel Messi haddii uu dhammaado heshiiska uu kula joogo kooxda.

Cayaaryahanka reer Argentina oo noqday xiddiga ugu gool dhallinta badan kooxda Barca ayaa heshiis cusub saxiixay taasoo in muddo ah la joogi doono kooxda.

Heshiiska uu saxiixay Messi oo ah shan sanno waxa uu qaadan doonaa €200 million. halkii xilli cayaareed wuxuu heli doonaa €40m.

Messsi waxaa la sheegay in uusan ku qanacsaneen heshiiska loo soo bandhigay.

Heshiiskiisa wuxuu ku eg yahay sannadka 2018-ka.

Kooxaha Messi qaadan kara ayaa kala Paris St-Germain iyo Manchester City oo ah kuwa qanisan adduunka xilligan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here