Barca oo ay ka adkaatay koox yer

 

Barca oo ay ka adkaatay koox yer
Barca oo ay ka adkaatay koox yer

Kooxda difaacaneysa horiyaalka Spain Liga ayaa sannadkan 2014-ka ku billaabatay tabar dari, taasoo keentay in ay ka adkaato Valladolid, waxaana horiyaalka kala wsreegtay kal horre Madrid.

Barca waxa ay hadda ku jirtaa kaalinta 3-aad oo waxaa ka koreeya Real Madrid iyo Atlético Madrid oo isla leh 64-dhibcood

Cayaaraha kale ee la cayaaray Sabtidii:-

 Real Betis  2 – 0  Getafe    

Celta de Vigo  0 – 2  Atlético Madrid  

Granada  2 – 0  Villarreal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here