Balotelli waa in uu u dhaqmaa si mas’uul uusan iska dhigin carruur Allegri ayaa yiri

320788_heroaMaamulaha kooxda AC Milan boss, Massimiliano Allegri ayaa digniin u jeediyay weerar yahan Mario Balotelli wuxuuna sheegay in waa in uu joojiyaa dhaqanka carruurnimada isla markaana uu iska dhigaa si ciyaaryahan weyn.

Cayaaryahanka reer Italy, ayaa laga saaray ciyaartii Rossoneri guul darada kala kulantay 2 iyo 1-ka kooxda hoggaanka heesa ee  Napoli Axadii.

Bolotelli ayaa seegi doona seddax kulan ee soo socda oo uu ku jiro kan ay la ciyaari doonaan Serie A-da kooxda Juventus.

Allegri, ayaa si cad ah ugu sheegay ciyaaryahanka bishii January in uu aamuso inta uu ku jiro ciyaarta waxaa la sheegay ciyaaryahanka in uu dardaraankaas qaatay.

“Mario wuxuu sameeyay qalad waliba markii uu tarayay gool kulaadka kooxda iyo taageerayaasha waxa ay lahaayeen wuxuu sameeyay isbadal ,” tabbabaraha ayaa u sheegay warkan meel ay saxaafadda isugu soo aruureen Salaasadii.

“Mario waa 23-jir, ma ahan carruur waa in uu u dhaqmaa si ciyaaryahan weyn isla markaana uu saxaa qaladaadka uu sameeyo oo tusaale ugu filan  kii maalintii dhaweyd, waxaan rajeenayaa in uu wax ka badali doono.

Milan ayaa wajihi doonta Bologna Arbacada maanta ah waxaan haddii badiso soo gali doontaa kaalinta 11-aad kala horeenta horiyaalka Serie A.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here