Bahlaawi oo uu dhaawac culus kasoo gaaray qarax Gaarigiisa lala eegtay

Cabdirisaq Bahlaawi oo ahaa Agaasimihi hore ee wasaarada Warfaafinta Somaliya ayaa lagu qarxiyey agagaarka wadada KM4 xili uu ka so baxay hotel jazeera.


Qaraxa ayaa si weyn looga maqlaayay magaalada Muqdisho, lama garanaayo in gaariga loogu xiray Qaraxa iyo in ay tahay miino dhulka loogu aasay,
waxana soo gaadhay dhaawac culus oo loola cararay Cusbitaalka

Cabdirisaaq Bahlaawi ayaa mudo dheer agaasime ka ahaa wasaarada Warfaafinta Somaliya, hasa yeeshee dhawaan ayaa xilkaasi laga qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here