Bahi Dar: shirka madaxda Afrika oo lasoo gaba gabeeyay

addis4Shirka madaxda dalalka Afrika uga socday magaalada Bahi Dar, ayaa goor dhow lasoo gaba gabeeyay, waxaana shirkan laga soo saaray dhowr qodob.

Shirkan oo looga hadlayay arimaha amaanka Qaarada Afrika, ayaa waxa uu socday mudo 2 maalmood ah.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb galay madaxda dalalka Afrika, sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Xoghayaha Arimaha dibada Mareeykanka John Kerry.

John Kerry, ayaa sheegay in Mareeykanka uu daneeynayo in sare loo qaado tirada Ciidamada AMISOM, ee Soomaaliya ka howlgala.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here