Shirka Jowhar oo maalinki 2-aad galay & Azharo oo beeniyay in..

Shirka Jowhar
Shirka Jowhar

Magaalada Jawhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxaa shalay ka furmay shirkkii maamul u samaynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellda Dhexe.

Shirkan oo ayaa waxaa si rasmi ah u furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa meesha ka saartay warar soo baxay oo sheegayey in ergada shirka ay dooranayaan madaxweyne ka hor inta aan la dhisin baarlamanka maamulka.

 

Halkan ka dhagayso warbixin ku saabsan arintaas:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here